" width="474" height="90" style="margin:0px; border:solid #666666 1px; padding:2px;" />
24 Somaliland News
Fidel Castro muxuu ka bedeleya Dalka Cuuba Mudda uu Xilka Hayaya
January 9, 2017 - Written by Ceel Gardi Sweden

Berbera(Ceelgardinews.com)wadanka kuuba intii aanu madaxwaynaha u noqan hoogaamiyii shuuciga ahaa afgenbi ku qabsan waxa xukumijiray nin maraykanka ku xidhan wuxuu khayraadka gacanta ka geliyay kooxyar oo maraykanka kuxidhan dadwaynihii kuuba oo dhan waxay noqdeen adoon lararto oo kooxyar beeraha qasabka u shaqerya waxa kadhiidhiyay hantigoosigii ragaadiyay wadanka fidel castaro kuuba kadhigay wadan aduunyada oo dhan loo doonto aqoon wuxuu baabiyay hanti goosigii kooxdii yarayd ee dadka dhiigooda cabayay waxay u yaacèen maraykanka =Hadaba waxa maanta wadankeena somaliland ka jirta koox yar oo xukuumada kulmiye ay ku wareejisay dalkii oo dhan gaar ahaan berbera bal meeday xaruntii kaluunka . warshadii laydhka .dekeda oo laleeyahay sheer ayay ku leeyihiin warshada shamiitadada oo hada hargaysa lagu qaybinayo huteelada hargaysa garoonkii waxa laga iibiyay dawlad carbeed dhulkii berbera waxa laga qaaday dad reer berbera ah waxana lugu wareejiyay nimanka aan xaga sare kusoosheegay xukuumada waxa loo doortay in ay dalka ka ilaaliso dhiigmiiratada iyana waabay ku wareejisay =dadwaynaha waxaan leeyahay ma waxaynu dooranaa xisbiga dhaxawareejisay dalka ee koox yar gacanta u gelisy adigana aan waxbatsho xitaa dadka u simikariwayday ee dugsiyada dawlada hoos u dhigtay si kuwa gaarka looleeyahay loogu yaaco kaana waxa dhigta caaruurta wasiirada ilayan fiiga iska bixin karimayside maanta aan codkeena ku aarsano oo xisbigaa abaalkiisa marino wabilaahi tawfiiq ali osman hussein ali guray ALLAA MAHAD LEH

COMMENTS
Latest News