Antoine Griezmann, Thomas Vermaelen, Mattia de Sciglio, Iyo Wararka Xanta Suuqa Kala iibsiga Duhurnimo

0
435

Duhur wanaagsan  dhamaan bahwaynta xiisaysa Sportska  meelkasta oo aad  dunida kaga sugan tihiin Kuna Soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyada.

Ceelgardinews.com wwarguxuu  idiin soo gudbinayaa  dhamaan wararka suuqa kala iibsiga oo si toos ah u furmay  .

  • Kooxda Liverpool ayaa dalab Rasmi ah oo dhan £16m ka gudbin doonta daafaca kooxda Ac Milan ee Mattia de Sciglio xilli uu sidoo kale xiiso ka helayo kooxda Napoli (Sky Sports).
  • Kooxa Arsenal ayaa si lama filaan ah ugu dhaqaaqaysa in ay dib ula soo saxiixato daafaceedii hore ee Thomas Vermaelen oo haatan ku dhibaataysan kooxda Barcelon (Sport).
  • Kooxda Arsenal ayaa wadahadalo kula jirta kooxda Atletico Madrid oo ay kaga doonayaa weeraryahanka kooxdaasi ee Antoine Griezmann ( Emanuele Giulianelli).
  • Kooxda manchester city ayaa isku dayaysa in ay horay u soo afjarto saxiixa xiddiga reer Brazil ee Gabriel Jesus (Manchester Evening News).
  • Daafaca kooxda Everton ayaa u sheegay maamulka kooxdiisa in uu doonayo in uu ku biiro kooxda manchester city sida ugu dhakhsaha badan xilli uu isha ku hayo in uu kooxdiisa cusub la bilowdo premier league (Manchester Evening News).
  • Kooxda Lazio Ayaa ku soo biirtay loolanka loogu jiro xiddiga khadka dhexe ee kooxda manchester united ee Schweinsteiger (Corriere dello Sport).
  • Bayern Munich ayaa ka fiirsanaysa in ay dib ula wareegto xiddiga khadka dhexe ee kooxda manchester united Schweinsteiger tababare (Bild).
  • Kooxda Manchester united ayaa kooxda Leicter city ku garaacaysa saxiixa xiddiga ka xamaasha garabka ee u ciyaara kooxda Feynoord Liandro Martis (Team Talk).

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here