Dekeda Berbera Oo 27 Sano Ka Dib Loo Soo iibiyay Tug boat-ka Maraakiibta soo xidha

0
587

Berbera (Ceelgardinews.com) Waxaanu ku guulaysanay in aannu u soo iibino Dekedda Caalamiga ah Ee Berbera Tug boat-ka Maraakiibta soo xidha , Pilot boat iyo Navigation Lights si habeenkii Maraakiibta loo soo xidho.
Qalabkan waxay ka soo dhaqaaqeen Wadanka Turkiga oo aannu ka soo iibinay, Waxaanay inagu soo gaadhi doonaan sida ugu dhakhsaha badan insha alah si horumarka Dekedda Berbera ku soo foolka leh aannu ka maamul dawlad ahaan qayb uga noqono

 

Qoraalkan kooban waxaaanu ka soo xiganay Page Mareeyaha Haayadaha Dekedaha somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi https://www.facebook.com/Saidhassanabdulahi/?hc_ref=ARRN_tYuJ_o5eAFSgCw3tpt9rgn9lZ-siuRQhlrHrUdG6K_vhYPcTqtLNQpoGcB59zo

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here