Kubbad Qaabeeyaha Gunners Aaron Ramsey Ayaa Soo Xushay Kooxda Uu Ka Helo ee Riyadiisa Isagoona Shaxdiisa Uga Soo Daray Arsenal labo laacib Oo Qura.

0
398

Kubbad Qaabeeyaha Gunners Aaron Ramsey Ayaa Soo Xushay Kooxda Uu Ka Helo ee Riyadiisa Isagoona Shaxdiisa Uga Soo Daray Arsenal labo laacib Oo Qura.

Labada laacib ee ugu fiican watigan ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ku wada jira shaxda inkatoo ay Real Madrid ku leedahay xidigaha ugu badan, laakiin Ronaldo uun ayaa weli garoomada ku jira oo kuwa kale waa faarujiyeen, rugcadaagii hore ee Liverpool Steven Gerrard ayaa sidoo kale ka soo muuqday shaxda.

Labada laacib oo qura ay Arsenal ku leedahay shaxda xiddigooda Ramsey ayaana kala ah goolhaye Cech iyo dhaliyaha ugu goolasha badan taariikhda Gunners ee Thierry Henry.

EEG SHAXDA:

shaxx

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here