Madaxwayne Biixi Madaxda Dalku Haga Dayato inay Caruurtooda Qoraan Askar Mar Hadii Madaxwayinii inankiisi yidhi Askari Noqo Siyaasi Sacad Balaki

0
486
Madaxwaynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi “waxaanu ka mid noqday saraakiil ciidan oo Waxbarasho loogu diray dalka itoobiya: waxaanu wiilku ka mid yahay muwaadiniinta dalka u dhashay kuna leh xaq iyo xuuqba.. “
markay sidaa tahay anigu aragidayda waxay ila tahay wiilku inaanu xaqiisa ku waayin karin aabahaa ayaa Madaxwayne ah; mida kale intuu wiilka Madaxwaynuhu dhalay kolba intuu gaadhi V8 ah inoo soo kaxaysan lahaa ee uu inagu xanfari lahaa inuu rafaad iyo tababar askarinimo oo adag soo qaato oo subax walba macalin itoobiyaani tanas tanas yidhaahdo oo uu hurdada ka kiciyo” maxaa ku jaban?
Madaxwaynuhuna inuu wiilkiisa yidhaahdo orod rafaadkii aan soo maray   oo gaaweetada wax ku soo cun waxaan u arkaa inuu ku saxan yahay waayo madaxdu waa inay caruurtooda tustaa inay iyaga iyo askarigu isku mid yihiin ee maaha inay Caruuta madaxdu dhashay askarta moodo wax guryahooda ilaaliya oo iyaga ka hooseeya markaa anigu arintaa wiilka ee uu Aabihii isagoo Madaxwayne ah ku yidhi orod askarta gal qalad uma arko.”
mar haduu wiilkiisii yidhi anigu halkaasaan soo maray ee soomar mida labaad macalinka loo geeyay ee waxbarayaa wuxuun buu yaqaanaa askar tababar ee ma yaqaano waa ina Muuse Biixi ee dabada ayuu laad kala dhacayaa ula wuu ku toosninayaa subixii Ee daaya waxaa loo baahanyahay Madax ciyaalkooda hulaca soo jiidhsiisee hadii aanay jirin cid leh anaguu boiskayagii qaatay oo aanay cidi dulmi ka tirsanaynin wiilka hala daayo isagana waxaan leenahay adeero dalkaaga wax usoo baro ugu dambaytiina waxaan halkan fariin uga dirayaa Madaxwaynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi oo aan leeyahay weliba haday qaar kale joogaana ciidanka asluubta iyo xeebaha kukala dar laakiin hadhaw uun yaanay noqon saraakiil Madaxwayne dhalay oo awood power dheeraada yeesha.. By Sacad Cali Kaahin Balaaki

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here