Shirkada Somgas Waxay Baahinaysaa Fursad Shaqo Ka Banaan Xafiiskooda Berbera

0
1370

SHIRKADA SOMGAS Waxay Baahinaysa Furasadahan Shaqo oo ka banaan Xarunta shirkada ee Berbera:
Sharaxaada Shaqada Shuruudaha laga rabo
Job Title : Sales officer
Location : Berbera
Nooca shaqada : Waqti Buuxa  Shahaado dugsi sare
 Khibrad 3-4 sano oo darawalnimo
 Aqoonta asaasiga ee kombuyuterka
 Inuu haysto liisan darawal oo sharci ah
Job Title : Branch Manager Location : Berbera
Nooca shaqada : Waqti Buuxa
• Aqoon heer Jamacadeed
• Khibrad 2 sano oo iibka iyo maamulka
• Inuu aqoon uleeyahay barnaamijyada
kombuyuutarka sida word iyo excel
• Inuu yahay darawal
Sida Loo soo Codsan Karo:
Codsadihii buuxin kara shuruudaha shaqada waxaa lagu dhiirigelinayaa in uu CV-ga iyo codsiga kusoo diro hrsomgas@gmail.com ugu dambeyn 23th Dec 2018. kuna muuji Shaqada aad codsanayso Ciwaanka E-mailkaaga. Keliya dadka kusoo baxa liistada yar (Shortlist) ayaa lala soo xiriiri doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here