ADEEG 4G EE MAGAALADA BERBERA OO MUDO TODOBAAD AH CILADAYSAN IYO SHIRKADA MACAMISHEEDA LA HADLI LA

0
351

Mudo laba todobaad ah waxa cilad soo food saartay falaashta internet eeg 4G ee  shirkada somtel lagu dhexe isticimaalayo gudaha magaalada berbera

Cilaadasi oo ah kolba khadka falaashtaasi oo iska baxaysa

Ciladaasi ayaa labadii todobaad ee u danbeeyay tahli kari la yihiin maamulka shirkada somtel ee gobolka saaxil  inay ciladaasi ka saaran   Ama odhaah sax ah oo ku qanciyaan macaamishooda isticimaasha adeegaasi

Waxa kale oo jira in bulshada qarkood 4G ay ku isticimaalayaan hab post paid ay shirkadu u bixiso oo ah inaad bishii tusaale ahaa ku shibadtid $ 15  oo 24 sacadood aad isticimaashid 1.5GB inter net  ,lacagaasi waa mid marka cilada todobaadaasi jirtaa aan ku taagnaynin ee waa mid maalinle ah kaaga baxaysa iyadoo waxa adeega aanad ku qabsanin

 

kaasi aan tusaalaha u soo qaadanay waa kuwa ugu naasilan waxa jira adeegyo kale oo ka qaalisan

shiradku mudadaa labada todobaad ah wax raali galin ah marna kama bixin adeegeda ciladaysan oo macaamisheeda ku raali galinayso