Aby Axmed oo Addis ababa ku Qaabilay Xasan sheekh.
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa galabta gaadhay Magaalada Addis Ababa, waxaa qaabilay Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia, Abiye Ahmed.
Waxaa Isha lagu hayaa arrimo badan oo Miiska Saaran.