Afar wariye oo mudo shan maalmood ah ku xidhnaa #Boorama #Somaliland ayaa maanta la siidaayey, iyadoo hore loo xidhay 16/Jan/2021. Ururka SOLJA oo door laxaad-leh ka qaadatay sii dayn tooda waxa uu soo dhawaynayaa inay xoriyadooda dib u helaan.
Four journalists jailed for five days in #Boorama #Somaliland have been released today, having previously detained on 16 / Jan / 2021.
SOLJA – Somaliland Journalists Association