Agaasimaha guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolojiyadda Axmed Carab Muuse ayaa tababar u furay qaar kamid shaqaalaha Dawladda

0
130
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolojiyadda Axmed Carab Muuse ayaa tababar u furay qaar kamid shaqaalaha Dawladda
‎Tababarkan ayaa daaran sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo xirfada Shaqaalaha Dawlada ee adeegsiga Tiknoolojiyadda si kor loogu qaado adeegyada ay shaqaalahani u hayaan Qaranka.
‎Shaqaalahan oo ka kala socday 8 wasaaradood ayaa ay tiradoodu dhan tahay 60 xubnood kuwaas oo dhamaantood qaadan doona tababarkan oo wax wayn ka tari doona habsami u socodka shaqada ee xafiisyada dawlada.