Boobkii Hantida Qaranka Ee Lagu Qarinayay Baroorta Boodhadhka Lagusoo Xardhay Hadaynu Isla Fahanay Ayanu Tooshka Sirdoonka Aan Seexan Kusoo Qabano Maxaa Maqan
1. Daaha Gaas Mr Isoo Caaya Gaadhigan Hadda Uu Wato Waa Cashuurtiini Oo Lagu Helay Heesahii Baroorta U Badnaaye Muuse Tagi Maayo
2. Cabdifataax Sulub Cabdilaahi Waa Xoghaynta Aggaasimaha Madaxtooyada Ee Maxamed Cali Bile Ahna Nin Reer Samatar Ah ( Sacad Muuse )
3. Maxamud Abdirahman Faarax Isna Waa Shaqaale Madaxtooyada Ah Oo Abti U Yahiin Isla Qoyska Boodhadhka Sita Malaha Waanu Kaba Qabaa Macal Cune Soo Bixi Doone
Inta Ka Dhiman Dhaarta Aqalka Biyo Shiinaha Eegaaya Weerarka Yaan Laga Bixin Oo Dee Buuq Waxa Lagaga Jawaabaa Uun Buuq Kale Weerar Baynu Ahaanaynaa Soo Fashiliya Waxan Lagu Qarinaayo Baroortan Boodhadhka Loo Sito
Halkan Ku Xidhnow Teamka TSAS Sacad Kasta Waxay Kasoo Qadayn Doontaa Kolba Xafiis La Boobay Oo Hantidii Qaranka Lawada Habaystay