Agaasimaha wacyi galinta komishanka xakamaynta Ee Solnac iyo xubno ka tirsan goolaha xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo gogol xaadh u joogna gobolka togdheer

0
45
Agaasimaha wacyi galinta komishanka xakamaynta Ee Solnac iyo xubno ka tirsan goolaha xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo gogol xaadh u joogna gobolka togdheer.
Shir la qaadanay haween weynaha gobolka togdheer ee awal bari kulankan ayaa looga hadlay sidii haweenku u taageeri lahaayeen musharixiinta xisbiga kulmiye .
Kulanka ayaa looga wada hadlay sidii mardanbe madaxweyne biixi loo cumaamadi lahaa isla.jeerkaasna xisbiga kulmiye loogu codayn lahaa Ugu danbayn haweenka awal bari ayaa dhankoodu ku dheeraaaday inay codkooda siinayaa musharaxa xisbiga kulmiye Mudane Muj:Muuse biixi cabdi iyo ku xigeenkiisa mudanane saajin.
Waxaanu soo dhawayn cod iyo maamusba leh ku soo dhawayn doonaa gudoomiyaha xibiga kulmiye Max,ed kaahin ahmed iyo wafdiga madaxweynaha ayey yidhaahdeen haween way aha awl bari ee bagaalada burco.
Musharaxa xisbiga kulmiye iyo ku xigeenkiisa waxa magaalada burco si aada looga dareemayaa soo dhawaynta waftiga madaxweynaha iyadaa magaalada burco tahay meesha ugu horaysay ee gooni isutaaga somaliland lagaga dhawaaqay mudane madaxweyne kusoo gobolka togdheer caasimadiisa burco.