Annaga oo tixgelinayna cabashadii macaamiishayada waxa aannu aqbalnay baaqiinii,

0
36

Annaga oo tixgelinayna cabashadii macaamiishayada waxa aannu aqbalnay baaqiinii, maadaama oo aannu nahay shabakadda ugu ballaadhan geyiga, macaamiishuna waxa ay ku isticmaali doonaan adeegyada qiimayaashii hore.

Waxa aannu ku faraxsannahay in mar walba ay naga go’an tahay sidii aannu uga qayb qaadan lahayn danaha shacabka, gaar ahaan dhallinyarada.

FIIRO-GAAR AH: Daqiiqadihii koobnaa ee aannu daahnay waxa aannu sugaynay tayada adeegyada. Waxa aannu ogaanay in aad si gaar ah noo jeceshihiin maadama oo si lexojeclo ku jirto noola soo xidhiidhayseen.

Alla Mahad leh.