Hargeysa (CN) – Guddiga Qaran ee Madaxweynaha Somaliland u magacaabay u diyaar-garowga iyo Ka hor-tagga Cudurka Coronavirus ayaa soo saaray Awaamiir, kuwaasi oo dhammaantood la fulinayo 19-ka bishan March, 2020.
Guddiga ayaa soo saaray Awaamiir faro badan oo ay ka mid yihiin in Dugsiyada Waxbarashada la xidho muddo 4 Toddobaad, inaan Dalka dibedda looga saari karin Daawooyinka, in la joojiyo isku imaanshiyaha Dadweynaha, Xafladaha iyo sidoo kale in la soo koobo wakhtiyada Salaasadaha.
Halkan hoose ka Akhri Awaamiirtaasi oo dhamaystiran