News Baanka dhexe ee Somaliland waxa uu ogaysiinayaa dhamaan sariflayaasha ruqsadaha ka haysta baanka dhexe By admin - October 11, 2025 0 33 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baanka dhexe ee Somaliland waxa uu ogaysiinayaa dhamaan sariflayaasha ruqsadaha ka haysta baanka dhexe ee Somaliland in ay dib u cusboonaysiistaan liisamadooda sarifka lacagaha qalaad Related