berbera 20 Arday oo loo soo xidhay tobabar ku sahabsan maamulka hudheelada iyo shaqadooda

0
445

Waxa ahayd farxad in uu soo afmeero Rakad Mxd Sultan 20 arday oo qiimo badan, oo uu siinayay mudo bil ah tabbaro ku saabsan Receptionist Management and House-keeping Courses.

Waxaanay dhammaantood galeen imtixaankii Final ahaa oo ay u fadhiisteen 19.11.2017.
Coursooyinkan oo ahaa kuwo aan hore dalka loogu dhigan ahna fursado shaqo oo dad badani ay shaqo ku heli karaan waxaanna ku jiray barashada Receptionist oo ay u baahan yihiin cidkasta iyo ganacsi kasta, Business and Management, House-keepingka oo gurikasta iyo goobkasta looga baahdo.

Aqoontaadu heerkasta oo ay tahay waad la wadaagi kartaa dadkaaga adigoon faa’iido doon ahayn.
Guul iyo gobonimo.