Caasimada Arimaha Geeska Nayroobi ee Horumarka iyo Siyaasada

0
388

 

Caasimada Arimaha Geeska Nayroobi ee Horumarka iyo Siyaasada

Sanadka Cusub 2020 iyo Arimaha Geeska oo Galay Marxalado Cusub iyo Wajiyo Siyaasadeed Oo hor leh, Allow Khayr ka Dhig
Qodobada Waawayn een is leeyahay waa Jiraan Jawaabahana inooga baahan doonaa waa sidan:
1.Arimaha Wabiga Nileka Ethiopia iyo Masar oo Lagu kala kacay
2.Ethiopia iyo Djioubti iyo Siyaasadaha Sanadka Cusubi Wax ma is ka badali Karaa?
3.Doorashada Xisbiyada Ethiopia Ahmed Aby Iyo Jawhar, Amhara iyo Tigray iyo Mawqifka ONLF muxuu noqonayaa
4.Doorashada Somaliya, Hawsha Galmud,Sharciga Patroolka,Faqa Hoose ee Maamul Goboleeda,Qaraxyada soo Kordhaya ee Xamar, Maxay noqondoonaa
5.Doorashada Somaliland iyo sii Wadidii Geedis Socodkii Dimquriyaadada,Arinta KULMIYE iyo Maxamud Xaashi, Arinta Soo Dhawynta Faysal Cali Waraabe iyo Ka qaybgalkii Madasha iyo Dadwyanaha Reer Hargeysa, Xadhiga Ramaax, Xukunka Cabdiqadir Coday HCTV.Shirka Harta Sheekha Ka dhacay iyo Hadalka Boqor Buur Madaw. Iyo Khuurada Gudoomiye Cirro Maaxay noqon doontaa?
6.Arinaha Isbhaysiga Gacanka Cadmeed iyo Kaalinta Emaradka iyo Mawqifka Somaliland Maxau noqondoontaa?
7.Heshiiska Ethiopia iyo Emaradka ee dhinaca Militariga Saamyntiisu Somalialnd muxuu noqondoo?
6.Booqashada Farmaajo iyo Kulanka Eritrea muxuu daarnyahay?
8.Dagaalada Soo Cusboonaday ee Kooxaha Alshabaab ee Xataa Gaadhay Saldhiga Milatry ee Maraykanka Ee Kenya maxay Daarn yihiin?
9.Arimah Iiraan iyo Markaykanku Saamaynta ay ku leeyihiin Geeska Africa iyo Isbahysiga Bada Cas Muxuu noqonyaa?
10.Kenya iyo Dacwadii Bada Somaliya iyo Sandka Cusub Maxay Noqonysaa?
11.Arimaha Dayn Cafinta Somaliya iyo Sharciga Shidaalka iyo Safriirka Maraykanka ee Somaliaya Maxay Daarntahay?
12.Doorashad Kenya iyo Jeegaantii Siyaasada ee Madaxwayne Uhuru Wajiga Cusub ee leedahay muxuu noqnyaa?
13.Suudaan iyo Siyaasada Wabiga Nilela iyo Ethiopiya iyo Masar Keebay Garbka Saari iyo Cida Gacnat ku sii Hayn doonta Awooda Sudan?
14.Dacwada Djioubti iyo DP World iyo Shiinaha iyo Maraykanka Dagaalkooda Dhaqaale ma Saamayn doonaa Djibouti ?
15.Mawqifyada Dhabta aha ee Farmaajo iyo Xasen Khayre oo soo Shaac Bixi Doono Sanadkan Cusub siduu Ku Danny doonaa?
16.Madaxwaymaha Cusub ee Somaliya oo Sanadkan 2020 Soo if bixi doona Cida lagu Wado yuu noqonyaa?
17.Wada Hadalada Somalinad iyo Somaliya Oo Sanadkan Ma Sii Socon doonaan?
18.Xulafada Isku haysta Geeska Afriaca Iyo Qorshaydooda Saamyntooda Geeska Africa Qater,Emirate,Saudi Arabia, Kenya,Ethiopia Djibouti, Eritrea Egypt, America UK,turkey,iyo Iiraan yaa ku arkaan doona?
19.Xaalada Yemeni Saamynteeda Geesaka Africa Dagaalka Xuutiyiintu iyo Marin boyoodka Muhiimka ah ee Bada Cas Siduu noqon Doono ?
20.Fanaanka Caanka ah ee Maxamed.BK ma tagi doonaa Xamar?

Ilaahaybaa Xaqa Hayna Waafajiyo Qadarkana Allaa og Siday wax noqondoonaa Balse Malahayga Gaaban waa Waa Qodobo igu soo dhacay aan is idhi la wadaag Bulshada Geeska africa.Wakhtifgaan sheegi doona Inshlaa Siday arimahaa iyo xataa kuwa kale oo jiray Siday U dhacaan.