Cabdillaahi-Dirawal Oo Khiyaamo Ku Tilmaamay Heshiiska Xisbiyada Ee Qabsoomidda Doorashooyinka Wakiillada & Deegaannada

0
337

Hargeysa (CN):-  Siyaasiga Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa ka hadlay heshiiskii Saddexda Xisbi ee Somaliland ka gaadheen qabsoomidda doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada.

Mudane Cabdillaahi-dirawal wuxuu sheegay in heshiiskaasi aanu sax ahayn, balse uu yahay mid khiyaamo ah, maaddaama buu yidhi ay ahayd in la kala reebo doorashooyinka Wakiillada iyo deegaannada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan