Ciidamo Dharcad Ah Ayaa Goordhaweyd Ka Xidhay Mukhaayada Daily_Dose Ee Hargeysa Qoraa Jamaal Ibraahim Maxamed(Jamaal Gobonimo)
oo Hadiyo Jeer Ka Faalooda Xaaladaha Siyaasadeed ee Dalka Somaliland Soona Gudbiyay Warar Badan Oo Daah Saaranyahay
Sidoo Kale Wuxu Odoros ka Bixiyay Dhacdooyinka Siyaasadeed Ee Soo Fool Leh.
Lama Sheegin Sababta Xadhigiisa Iyo Dambiga Loo Haysto.
Xadhiga Jamaal Gobonimo Waxa Xaqiijiyay Oo Pagekiisa Kaga Hadlay Kuna Cambaareeyay Cidkasta oo Xadhigaas Ka Dambaysa Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdillahi