Ciidanka Socdaalka ee Madaarka Cigaal ayaa maanta qabtay CAASHA-BADHI tiro badan oo dalka laga saarayay Iyo ninkii watayba oo ahaa ajaanib u dhashay wadanka Masar (Egypt).
Caasha-Badhida oo ah xaywaanada aanu qaban mishiinka X-Rayga, ayaa ciidanka socdaalka oo kafeejigan markasta dadka socotoda ah ee dalka soogalaya kana baxaya, ayaa badhis ay ku sameeyen ninkaas ogaaday in uu dalka rabo in uu ka saaro xayaawankas, geeyana dalalkale.