Berbera (Ceelgardinews.com) Balan Qaadkii Xoghayaha golaha dhexe xisbiga kulmiye ku sheegay codka xisbiga kulmiye ka helay gobolka saaxil wuu Rumoobay Maxaase ka fuli doona Balan Qaadkii bulshada u sameeyay reer saaxil muse maxed yoonis ee ahayd Hadii kulmiye 90% codka siisaan waxaad rabtaan waad heli doontaan