Daawo: Qaar Ka Mid Ah Garabka Dhalinyarada Xisbiga kulmiye oo diray kubadeed gudonsiiyay degmada qoyta

0
312

Berbera (Ceelgardinews.com) Qaar Ka Mid Ah Garabka Dhalinyarada Xisbiga kulmiye oo isugu jira gobolka saaxil iyo maroodi jeex kormeeren xafiisyada xisbiga kulmiye tuulada hudisa iyo degmada sheekh halkaasi warbixino kaga dhaysteen garabada dhalinyarada xisbiga kulmiye wax kale diray kubadeed gudonsiiyen kooxa degmada qoyta ee gobolka togdheer