Duqa degmada Gabiley ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay safiirka Somaliland ee Dalka Kenya. Duqa Degmada Gabiley

0
7
Duqa degmada Gabiley ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay safiirka Somaliland ee Dalka Kenya.
Duqa Degmada Gabiley, Mudane Cabdirashiid Haybe Faarax (Daacad),
ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Kenya, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar Iyo Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Maayarka waxaa kulankaasi ku wehelinayay Xildhibaan Khalid Maxamed Hoori iyo Xildhibaan Mursal Maxamed Jaamac, oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley.