Duqayn diyaaradeed ayaa lala beegsaday Alleh ha u naxariistee Nabadoon Cumar Cabdi Ibraahim.

0
4
Duqayn diyaaradeed ayaa lala beegsaday Alleh ha u naxariistee Nabadoon Cumar Cabdi Ibraahim.
Duqaynta ayaa lala beegsaday gaadiid ay saarnaayeen Nabadoonka iyo dad kale. Duqaynta ayaa ka dhacday Degaanka Jincayo oo ka tirsan deegaanka Ceelbuh ee Gobalka Sanaag. Ilaa hadda lama oga cida rasmiga ah ee duqaynta fulisay, wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco Hctv.