Gaalkacayo: Maamulka Gobolka Mudug Oo Go’aamo Ka Dhan Ah Sheekh Rusheeye Soo Saaray

0
313

Sheikh Rusheeye ayaa laga joojiyay hawlihii uu Galkacayo ka bilaabi lahaa.

Warqad kasoo baxday maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa lagu yiri “Sheikh Rusheeye waa in uu joojiyaa hawlaha rushaynta ee uu doonayo inuu Gaalkacyo ka fuliyo, uusanna bilaabi Karin inta laga xaqiijinayo ujeedada dhabta ah ee hawsha uu dadweynaha u qabanayo.”

Sheikh Abdullxaaq Rusheeye iyo gaadiidkiisa ayaa shalay gaadhay Galkacayo.

.