gasimaha Guud ee Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS Ee Jamhuriyadda Somaliland (SOLNAC), Wafti uu Hogaaminayo oo ka kooban Agaasime waaxeedada Xarunta Komishanka Xakameynta HIV-ga..
ayaa Safar shaqo ah Ku imi Gobolka Gabiley si ay u dardar-galiyaan shaqada Xafiiska Komishanka Xakameynta HIV-ga ee Gobolkaasi.
Badhasabka Gobolka Gabiley Mahamed Abdilahi Jamac ayaa Xafiiska Ku qaabiley Agasimaha Guud Ee Komishanka Xakameynta HIV-ga iyo Wafti Uu Hogaaminayey