Guddoomiyaha gobolka Sanaag ayaa faray dhammaan maamulka iyo mas’uuliyiinta

0
38
Guddoomiyaha gobolka Sanaag ayaa faray dhammaan maamulka iyo mas’uuliyiinta dugsiyada gobolka inay si firfircoon uga qayb qaataan adkaynta amniga iyo nabadgelyada.
Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah u adkeeyay in maamulka dugsiyadu ay door muuqda ka qaataan wacyigelinta bulshada iyo ardayda, si loo ilaaliyo nabadgelyada magaalada. Wuxuu carabka ku adkeeyay in aan wax horumar ah lagu gaadhi karin haddii aan la helin xasillooni iyo amni buuxa.