Guddoomiyaha KMG ee Xisbiga WADDANI Mudane Xil Cabdilqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa magacaabay Guddi Hawleedyada Xisbiga WADDANI ee Gobollada JSL ee xilliga doorashada isku Sidkan ee Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka.

0
296

.