Gudoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Oo Fasax Geliyey Shaqaalaha Dawladda Isla Markaana Hambalyo Iyo Dardaaran U Diray.

0
293

Kulan ay maanta isugu yimaadeen tiro kamida guddida sare ee hay’adda shaqaalaha dawladda ayay ku shaaciyeen wargelinta maalmo fasax oo shaqaalaha dawladdu shaqada qaranka kaga fasax noqon doonnaan maalmaha Axada, Isniinta iyo Salaasada iyadoona shaqada lagu soo laaban doonno maalinta Arbacda oo bishu noqon doonto 15/11/2017 hadii Alle ogolaado

sidoo kale waxay hambalyo u direen shaqaale waynaha dawlada

halkan hoose ka daawo: