
Waxaanu Gudoomiyaha Maxkmada sare amar kusoo saaray waraaq oo ku dhaqan galinayo Digniintaas Isaga oo sidoo kalena Qoraalkiisa Ku sheegay in Garsooraha lagu arko Inuu siyaasada Xisbiyada Ku dhex milmay oo u ololeynayo talaabo sharciga waafaqsan Laga Qaadi doono.
