News Gudoomiyaha Xidhiidhka kubadda cagta somaliland magacaabay Wakiilada xidhiidhka kubadda Cagta ee Gobolada somaliland iyo lataliyayaal Gudiyo kaladuwan By admin - December 2, 2020 0 605 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gudoomiyaha Xidhiidhka kubadda cagta somaliland Sir Fuaad Axmed Cali ayaa Maanta magacaabay Wakiilada xidhiidhka kubadda Cagta ee Gobolada somaliland iyo lataliyayaal Gudiyo kaladuwan iyo shaqaalaha Xarunta xidhiidhka ee Magaalada Hargeisa. Related