halka ka akhri warbixin shilka gaadhi

0
443

shil gaadhi oo sababay dhimashada 10 ruux oo 4afar dumar yihiin iyo dhaawaca 14 ruux ayaa ka dhacay tuleedka dhinaca bari ee magaalada Berbera ,baabuurtan isku dhacday ayaa kala ah Noa iyo Gaadhi shaanbo ah