: ()
Hay’ adda Shagaalaha Dawladdu iyada oo ka duulaysa Xeerka Shagaalaha Dawladda, Xeer Lr97/2022, Qodobkiisa 64mad, waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan masuuliyiinta Wasaaraddaha yo Hay’addaha Dawliga ah, in shagaalaha dawladdu fasax ka yihiin shagada maalinta Arbacada 27 Septemper, 2023, 0o ah xuska Dhalashada Nebi Maxamed, Naxariis iyo Nabad gelyo korkiisa ha ahaatee, kuna beegan 12 Rabicul Awal 1445 ee Miilaadiga.
