Hogaanka Xisbiga waddani ee Gobolka Awdal iyo qaar kamida dhalinyarada caasimada Gobolka Awdal

0
130
Hogaanka Xisbiga waddani ee Gobolka Awdal iyo qaar kamida dhalinyarada caasimada Gobolka Awdal ee Boorama ayaa soo dhawayn u sameeyay Gudoomiyaha Xisbiga waddani ee Dalka Switzerland Maxamed maxamuud.
Waxaanay iska xog waraystay xaaladaha dalku maraya iyo sidii loo dardar galinlahaa hawlaha Xisbiga waddani ee Gobolka Awdal.
Gudoomiyaha Gobolka Awdal Gudoomiye rooble muuse Xoosh kuxigeenka eng Mustafa cumar X.abaabulka iyo wacyi galinta C/qani sh. g.garabka dhilinyarada fatxudiin iyo dr maxamed ,g kuxigeenka g dhalinyara ee Gobolka Awdal oo hadalka iska dabaqaatay ayuu si qalbi furan Dalka ugu soo shaqeeyay Gudoomiyaha Xisbiga waddani ee Switzerland Maxamed maxamuud Shirdoon.