Ina muraad
Sadex waa been
Lacagta waa lawada leyahaya
Isaga qoyskiisu waa walan yihiin
Iyo cabdishakuur waa jahil
Jawaab
Dunida deegankasta khayraadkisa
Waxa ku leyaha xaab ama xaqal deegan
Cabdishakuur wuu kaa cafimaad badan
Isaga qoyskii ee cida waxa qaldan yihiin
Dadkaa sheeg
Cabdishakuur waa hal abuur
Guud ah badalaya degmadiisa
Iyo fikirkii dadkii aqoontuna
Waa ta ilahaya dadka galiyo
Sadex waa bilaash faan
Berbera waa yartahaya
Iyo 1500 baa u soo hoyata
Waxa I doortaya 21 golaha
Jawaab
Berbera waa casimada
Dhaqalaha Somaliland
Iskada dadka degan
Waxa habeenki ku soo
Hoyata ku dhawaada
900 qof oo Ka adeegta
Guud ahan dorashadii
Golaha deeganka Ee dalka
Waxa gudidi reerayasaned
Ee musuq adeegsiga
Iyo ku tagari falida
Awooda dowlada
Ee boobka Ka wadaya
Gobolada dalka iyo sidaya
Waxa ku wadeen waa laga
Dharagsan in aad dadka
Xasuusin waa fiicanay ayan
Hal waa qadaf iyo madhnaanta caqiligaaga
Qoyska mayarka cabdishakuur cidin
Waa qoys sharaf ku leh Somaliland
Waa qoyska kowaad degmada berbera
Jawaab gab gabo
Ina muraad mar la waydiiyaya
Wakhtigii siilanyo maxa ugu
Hadali waayadaya arinka
Waxa uu ku jawaabaya
Adeerkaya baan ixtiraamaya
Lakin runtu tahaya in uu
Xukumadii hore uu ulatagaya
Isaga oo raadinaya dulmi
Iyo baad uu ugu bartaya
Gudidi aan soo sheegaya
Lakin aya socon wayida
Waxa na lagu celiyaya
Lugu iri waan nalugu kacaya
Ina muraad waxa u sheegaya
Saaxil iyo berbera sodoh nimadi
Waa Ka baxeen
Baad na horta jiraba
Lagu kala dhaqaaq