Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xafiiskooda kulan kula yeeshay

0
28

 

 

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xafiiskooda kulan kula yeeshay Saraakiil ka socda Midowga Yurub (EU) iyo Hay’adda UNDP. Kulanka ayaa labada dhinac iskaga xod-waraysteen hawlaha diyaargarowga doorashooyinka Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka JSl.
Waxa kale ay ka wadahadleen Qorshaha tababarka Ciidanka ee dhanka sharciga iyo xeerarka doorashada, si kor loogu qaado aqoonta Ciidmada ka qaybqaadan doona suggida amniga doorashada.