- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo H/Dhexe oo Maanta Bilaabmay.
Hargeysa-17-06-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada sare iyo siddeedaad ee dugsiyada Hoose dhexe oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay guud ahaan dalka Somaliland