Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Xuska sannadguurada 31-aad ee Aasaaska ciidanka Booliska Mashaariic cusubna xadhigga ka jaray.

0
9

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu xusayo sannad-guuradii 21-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaskii ciidanka Booliska Somaliland, isaga oo sidoo kale xadhigga ka jaray dhismeyaal isugu jira cusbutaallo, Hool weyn oo