Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa kala diray inta badan xubnihii golaha wasiirada ee

0
75

 

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa kala diray inta badan xubnihii golaha wasiirada ee Xukuumadiisa, marka laga reebo Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Wasiirka Kobaad ee Dalkaasi

Madaxweynaha ayaa arintaan u sameeyay si uu shacabkiisa u raali galiyo, madaama golaha wasiiradiisa lagu eedeyay waxqabad la’aan.

Gadood shacab oo gigilay dalka Kenya ayaa dhawaan ka dhacay dalkaas, kuwaas oo lagaga soo horjeeday talaabooyin dhinca cashuuraha oo xukuumada jidaysay