News Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaadhay Magaalada Kigali ee Dalka Rwanda By admin - August 11, 2024 0 122 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaadhay Magaalada Kigali ee Dalka Rwanda, halkaas oo uu kaga qeyb galaayo Caleemo Saarka Madaxweynaha Rwanda oo dhawaan ku guulaystay Doorashadii Related