Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley

0
326

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wakiilka Imaaraadka Carabta u fadhiya Jamhuuriyadda Somaliland Abdulla Alnaqbi oo xafiiskiisa ku soo booqday.