Mareeyaha Haayada Dekeda Somaliland Oo Xafiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Jaamacaha Dalka Ethiopia iyo Jaamacada Hargeysa

0
385

Waxaannu kulan ku wada qaadanay Xafiiskayga Wefti heer sare ah oo ka socday Jaamacada Bahir Dar University ee Dalka Ethiopia

iyo Jaamacada Hargeysa oo Soo gaadhay Dekedda Berbera.

Waxaannu kala Hadalney Weftiga sidii aannu iskaashi dhaw oo dhinaca aqoon/Xirfad dhisida Shaqaalaha Dekedda Berbera

(Capacity Building) uu la yeelan lahayn Jaamacada Bahir Dar University si loo kobciyo aqoonta

iyo Xirfada Shaqo ee Shaqaalaha Dekedda Berbera.

Xigasho Page Mareeyaha Haayada Dekeda

https://www.facebook.com/Saidhassanabdulahi/?__ 

 

Xigasho Page Mareeyaha Haayada Dekeda https://www.facebook.com/Saidhassanabdulahi/?__