Wafti Balaadhan oo ka kooban xukumada somaliland ayaa gaadhay deegaanka balimataan iyo deegaanada hoos yimaada gobolka maroodijeex koonfurta ka beegan.
Waftigan oo xadhiga ka jarayay dugsiga sare ee taarikhda markii ugu horaysay uu yeeshay deegaanka balimataan
waxaana ka mid ahaa masuuliyiinta ka qaybgalay furitaanka dugsigan Wasiir dawlada Biyaha Wasiir dawlaha Ganacsiga Agaasimaha Wasaarada Duulista iyo Agaasimaha Ciyaaraha iyo masuuliyiin kale.
waxaana masuuliyiintu ka sheekeeyen sida deegaankan taariikhda ugu leeyahay somaliland iyo mashaariicda ay ka fulisay xukumada somaliland
halkan ka daawo sawirada