Maxaa Ka Jira In Masuuliyinta Gobolka Saaxil Xukumada Ugu Jiraa Wasiirka Madaxtooyada ka dalbadeen in Xoriyadooda Loo Soo Celiyo Dhalinarada Reer Saaxil .Wasiirkuna Ku Gacan Saydhay Dalabkaasi

0
290

Hargaysa (Ceelgarddinews.com) Dhalinyaradii ururka muwaafaqo ee ka soo jeeday gobolka saaxil oo xadhigoodi galay maalintii shanaaad .xadhigan dhalinayaradan ayaa ka dhashay markii madal dood cilmiyeed ah ay falanqeeyen Heshiiska xukumada somaliland doonayso inay ku wareejiso dekeda berbera shirkada Ajanabka ah ee .D.P World (Dubai Port World ) dhlainyaradan oo ka kooban shan xubnood iyo qaar kale oo lagu dabo joogo ayaa ilaa iminka la horkeen maxkamad iydoo dhaafeen mudadii 24sacadoo ilaa 48 oo mudaawinku xaq u lee yahay in saldhiga lagu hayo “ Waraka qaar ayaa sheegay in madaxtooyada somaliland xadhigaa amartay . arinta ugu wayne maxkmada looga maagayo ayaa ah in ka casbi qabsta in xoriyadood loo soo celiyo madaama garsoorka somaliland xiligan aanay cidii danbi lahayn jeelka u dirin xoriyadooda u soo celiso

Wa

Wararku waxay intaa ku darayaan in masuuliyinta xukumada somaliland ugu jira gobolka saaxil mudo dhowr jeer ah ergo ugu tageen Wasiirka madaxtooyada somaliland maxamuud xaashi cabdi kaas oo ay ay ku dalbanayaan in xoriyadooda loo soo celiyo dhalinyaradan balse madaxtooyada somaliland ayaa la sheegayaa inay ka dhego adagtay ergada canaana u soo jeediyay maxmuud xaashi download (2)masuuliyintan .madaama aanay wax saamayn xoogan ah ku lahay talada aqalka madaxtooyada somaliland ee yihiin niman shaqaale dawlada ee caadiga ah la mid ah
Waa Wasiir ku xigeenka wasaarada warshadaha cali dhagoole ,wasiirk ku xigeenka xanaanada xoolaha cali gadheer .agaasimaha guud ee wasaarada diinta awqaafta sh saleen siciid