muslina kuma cabiidsamo waloon madaxa kaa gooyene Siyaasi Cali Cismaan Xuseen

0
285

Int malab nin kale loo shushubi wax uga miideeyo
oo aanaan fartana muudsanayn meeshana an joogo saxe magac ilaah xaajadaa layma marinsiiy
muslina kuma cabiidsamo waloon madaxa kaa gooy raage ugaas

waxa inoo balana kaanbayka ee nin walooba waxaad todhi waa la hayaa iyadoo duuban iyada oo qoraala 
dekeda haamaha warshada laydhka berbera xaruntii kaluunka lagu qaboojinayay shamiitada
dhulkii danta guud raasigii berbera ee hirjebiyaha ahaa kana qaalisanaa dekeda ninkasta oo u dhashay saaxil wuxuu ka yidhi waa la ogyahay waananu sii dayn doonaa iinsha alaah
dhamaan shacbiga reer saaxil ee caqligoodu fayawyahay waxaan farayaa in maanta ay tahay maalintii ay jawaab ka bixin lahaayeen
arimahan soosocda
1+mashirikartaan iyadoo uu ku socdo shir beer ka socda
2+reer berbera waxay kabaha kala baxaan maydka iyo moobilada dadka dalxiiska ah
3+berbera qolo ma sheegan karto dekeda iyo garoonka qarankaa leh iyadoo cid qaranka u diiday aanay jirin
4+ garoonka ciidamada laga iibiyay waa horu mar iyadoo la ogyahay in waxaba uu salka ku hayo xaquqalin iyo dano shaqsi
iyadoo faaidada laga gaadhay Dpw ay tahay sixir barar iyo baankii qaranka oo loodiiday lacagta in la dhigo oo dhiigshiil lagu wareejiyay
qandaraas oo dhana cid gaara la siiyay
mataasaa laydindoonayaa in mardanbe loo codeeyo kulmiye maanta bal sixirbararka oo keliya wax hawga sheego dadka uu qasboyo ee uu ku dhex meeraysanayo wabilaahi tawfiiq
ali osman hussien (ali gurey)