Proff Maxamuud Xirsi Guulleed (Qablax) oo ah siyaasi iyo Aqoonyahan, ayaa si rasmi ah ugu biiray Xisbiga WADDANI.

0
28

 

Proff Maxamuud Xirsi Guulleed (Qablax) oo ah siyaasi iyo Aqoonyahan, ayaa si rasmi ah ugu biiray Xisbiga WADDANI.

Siyaasi Proff Maxamuud, waxa uu ka mid ahaa foolaadkii aasaasay hannaanka Xisbiyadda badan ee dimuqraadiya ah ee Somaliland ka hirgalay, maanta waxa uu cudduddiisa ku biiriyey dhismaha Xisbiga WADDANI iyo Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ayaanna Hoygiisa Caasimadda Dalka Ee Hargeysa Ku Qaabilay.

Proff Maxamuud Xirsi Guulleed (Qablax), Ayaa Ka Mid Ahaa Aaskii Jaamacadda Hargeysa, Siddoo Kale Wuxuu Ka Ahaa Siyaasiyiintii Ugu Saameynta Badnaa Xisbigii UDUB.

Kusoo Biir Page-ka Warbaahinta Caalamigaa Ee Qumannews.net