Ra’iisalwasaaraha dalka Qadar ahna wasiirka arrimaha dibeda Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Jaasim Al-Thani, ayaa Aqalka Cad kula kulmaya maanta Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
Waxa ay ka wada hadlayaan xiisada ka dhalatay weerarkii Isr*l ku qaaday magaalada Dooxa toddobaadkii hore.
Weerarka waxa ku dhintay 4 xubnood oo ka tirsanaa Xam*s iyo askari ka tirsanaa ciidamada Qadar oo illaalo ahaa.