Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta Safar ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ka dib markii uu marti qaad rasmi ah ka helay raysal wasaaraha dalkaasi .
Madaxweynaha waxaa goornka ku soo dhaweeyey Wasiirka arimaha dibada dalka Itoobiya iyo wasiirka gadiidka dalkaasi , waxaana xafiiskiisa ku qaabilay Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan