Safaaradda Taiwan ee Somaliland ayaa $10,000 ku taageertay wejiga labaad ee Xarunta Badbaadinta iyo Daryeelka Harimacadka (CRCC).
Deeqdan ayaa lagu dhisi doonaa goob cusub oo 200 hektar ah oo loogu talagalay daryeelka harimacaadka, iyadoo Taiwan sheegtay inay doonayso in ay xoojiso ilaalinta duurjoogta iyo dhiirrigelinta taageero caalami ah.