Salaada Dayax Madoobaad Oo Imika Looga Dareeray Magaalada Hargaysa.

0
403

Hargaysa ( Ceelgardinews.com ) : Waxaa goordhweed magaalada hargaysa ee caasimada somaliland looga dareeray tukashada salaada dayax madoobaadka.

Wax yar ka hor ayaa la arkay dayax oo qayb ka mid ah madoobaatay, waxaa guud ahaan hada masaajida magaalad hargaysa laga maqlayaa in la tukanaayo salaada dayax madoobaadka oo dadkuna ay masaajida ku yacayaan sida ay salaada u soo tukadaan.

Maaha markii ugu horaysay ee sida oo kale looga arkay magaalada hargaysa dayax madoobaad, balse mudo dhaweed oo sidaas u sii fogeen ayey magaalada hargaysa ka dhacay dayax madoobaad.

Si kaste ha ahaate waxaanu goordhaweed isku dayno in aaan wax ka waydiino wariyayaasha shabakda ee ku kala sugan gobolada iyo degmooyinka dalka in  dayax madoobaaka lagu arkay, balse noomay suurto galin, marka ugu horaysan ee aan helno wixii war ah ee ka soo kordha kala socoda shabkada Ceelgardinews.com .